Sign in to follow this  
Deeq A.

Muddo kadib kulanka Baarlamaanka oo maanta furmayo Maxaa looga hadlayaa?

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee Muqdisho.

Kulankaasi oo ah mid xasaasi ah ayaa xildhibaanada Baarlamaanka waxaa lagu horgeeynayaa miisaaniyaa dowlada sanadka 2019-ka.

Wasiirka maaliyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Baarlamaanka horgeeynayo miisaaniyada.

Xildhibanada ayaa marsiin doono aqrinta 1-aad ee miisaaniyada dowlada.

Muddo kadib ayuu maanta dib u furmayaa fadhiga Baarlamaanka oo in muddo ah hagad ugu jiray qilaaf u dhaxeeyay gudoonka Baarlamaanka inkastoo hadda la xaliyay.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Muddo kadib kulanka Baarlamaanka oo maanta furmayo Maxaa looga hadlayaa? appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this