Sign in to follow this  
Deeq A.

Isbadal lagu sameeyay taliska ciidamada Milatariga Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Digteero ka soo baxday Taliyaha ciidamada milatariga Soomaaliya ayaa isbadal loogu sameeyay Taliska ciidamada Milatariga Soomaaliya.

General Daahir Aadan Cilmi Indha qarshe ayaa isbadal ku sameeyay talisyada kala duwan ee hogaamisa ciidmada.

Isbadalkaan ayaa lagu sheegay in uu yahay mid la doonayo in dalka looga saaro Al-Shabaab.

Ciidamada Milatariga ayaa isku diyaarinaya howlgal culus oo lagu qaado Al-Shabaab.

Hoos ka Aqriso.

1-97.jpg?resize=480%2C616&ssl=1 2-91.jpg?resize=480%2C658&ssl=1

Xasan Maxamed Samatar Cowke.

Puntand Post Muqdisho

The post Isbadal lagu sameeyay taliska ciidamada Milatariga Soomaaliya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this