Deeq A. Posted December 28, 2018 Muqdisho (Sh.M.Network) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Nuur Xasan Xuseen [Nuur Cadde], ayaa baaq culus udiray siyaasiyiinta mucaaradka ah. Nuur Cadde ayaa ku tartarsiiyay siyaasiyiintaasi inaanu caqabad ku noqon dowladnimada Soomaaliya oo uu xusay inay lasoo maray halgan badan. Isaga oo hadalkiisa sii wata ayuu ka dalbaday inay kala shaqeeyaan dowladda dhexe sidii ay dalka ugaarsiin lahayd horumar iyo barwaaqo. Hoos ka dhageyso codka Nuur Cadde http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/12/DD.mp3 The post Nuur Cadde oo baaq udiray siyaasiyiinta mucaaradka appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites