Deeq A. Posted December 27, 2018 Qarax gaari lagu xiray ayaa waxaa uu goordhow ka dhacay xaafadda 1-da Maajo ee degmada Waaberi, ee magaalada Muqdisho. Inta la xaqiijiyey sarkaal dowladda ka tirsan ayaa ku dhaawacmay, waxaana burburay qeybo ka mid ah gaariga qarxay. Wararkan oo dhameystiran kala soco, Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites