Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Beeyle oo la kulmay guddiga Cusub ee maaliyada Baarlamaanka

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka maaliyada xukuumada Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ahna xildhiaaan katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa villa Hargeysa kula kulmay guddiga maaliyada Baarlamaanka Soomaaliya oo qilaafad dheer kadib dib u habeeyn lagu sameeyay.

Guddigaan ayaa shalay doortay gudoon cusub oo hogaamin doono guddigaasi.

Wasiirka ayaa kala hadlay qaabka ay u wada shaqeeyn lahaayeen guddigaaasi iyo wasaarada Maaliyada.

” Waxaan la kulanay guddiga maaliyada Waxaan kala hadalnay sidii aan u wada shaqeeyn lahaa kulankeenana guul ayuu ku soo dhamaaday” ayuu yiri wasiirka.

Waxaa la xaliyay qilaaf ka dhashay kala diristii lagu sameeyay guddiga maaliyada Baarlamaanka Soomaaliya qilaafkaasi oo u dhaxeeyay Madaxda sare ee dalka.4-67.jpg?resize=960%2C640&ssl=1 3-77.jpg?resize=960%2C640&ssl=1 2-85.jpg?resize=960%2C640&ssl=1 1-91.jpg?resize=960%2C640&ssl=1

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Wasiir Beeyle oo la kulmay guddiga Cusub ee maaliyada Baarlamaanka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this