Dalmar1 Posted December 26, 2018 Dagaal beeleed xooggan oo ka qarxay Galgaduud Xildhibaan Abdi Shire Ciyaar jecel ayaa u tagay jigjiga in Mustaf Cagajar garab ku siiyo dagaal qabiil uu dhexeyo beesha Farmaajo iyo Beesha Galmudug Gobolka Galgaduud ee Galmudug a yaa dagaal xoogan oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed uu ka bilowday deegaan gobolka ka tirsan Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed uu ka bilowday deegaan gobolka ka tirsan. Dagaalka ayaa ka bilowday deegaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud halkaasi oo marar badan maleeshiyaadka ay ku dagaalameen, waxaana la ogeyn khasaaraha ilaa iyo hadda. Dagaalka ayaa ka dambeeyay kadib markii mid kamid ah maleeshiyaadka dagaalamaya la sheegay inay weerareen dad xoolo dhaqato ah oo deegaanka ku sugan, taasi oo dhalisay in dagaala uu xoogeysto. Barqadii maanta ayaa la sheegay in dagaalka uu xoogeystay, waxaana ilaa iyo hadda uu ka socdaa deegaanka, sida masuuliyiin ka tirsan maamulka Galgaduud ay sheegeen. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in dagaalka uu ka dashay dhimasho iyo dhaawac, waxaase adag in khasaaraha la ogaado maadaama dagaalka wali ka socdo deegaanka. Maamulka Galmudug ayaa marar badan dadaalo ku bixiyay sidii maleeshiyaadkaasi dagaalkooda loo kala dhex gali lahaa, balse waxaa muuqata in markastaa dagaalka uu dib kaga bilaabanayo deegaanka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dalmar1 Posted December 26, 2018 Watch the Elders in the Video below (11:36) exposing Farmaajo, saying that farmaajo has send mp Ciyaar Jecel to shore support from DDSI Mustafa Cagjar to help his Cabudwaaq people in arming them with heavy weapons and manpower in the clan war in Galmudug, its unfortunate that Mustafa Cagjar has got involved in Clan War! Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted December 26, 2018 what does Cagjar have to do with this, these communities have been fighting centuries. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 26, 2018 He's trying to divert attention the sad situation in Maxaas. I guess he will blame others on Maxaas as well. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 27, 2018 Ina cagjar might be a tribalist but I doubt he is direct involved in this.. ina cagjar his main concern is the gallas and reform in kilinka shanaad . Galguduud has other problems. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted December 28, 2018 Lahjadda uu ku hadlayo xuduudka canfarta kama sokayso iyo tuli guuleedka oromadu dhacday, jubbaland buuna ka xuurtaysan yahay qarnigii 21aad oo waxba ka dhicin. Waxa meesha fadhiya wax yiraahda war naga aamus oo orod masaajidka aad, malaga waayay? wallee magac bilaash ma baxo. Quote Share this post Link to post Share on other sites