Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Xisbiyada Somaliland Oo Markale Shir Fool Ka Fool Ah Yeeshay Iyo Guddimiyaasha WADDANI Iyo UCID Oo Aan Ka Soo Xaadirin.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargaysa) Kulan Xisbiyada iyo xukuumadda Somaliland ku dhex maray Hargeysa oo ku saabsan arrimaha Doorashooyinka ayaa saaka la isku la meel dhiggay dejinta jadwalka wada-hadalka, waxaana la isla gartay in wada-hadaladdaas si deg-dag ah loogga soo saaro natiijo rasmi ah.

Kulanka ayaa waxa ka soo qeyb-galay Madaxweyne xigeenka Somaliland halka ay meesha ka maqnaayeen guddoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka balse ay u matelaayeen xubno kale oo ka socdey Xisbiyadaasi.

Hoos Ka DAAWO .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this