Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadii Hore Ee Siilaanyo Waxey Gobolka Salel Usoo Diratey Nin Magafe Ah Tan Muusena Waxey Usoo Diratey Inan Yar Oon Qaangaadhin Oo Isdaawanaya

Recommended Posts

Deeq A.   

Cadaalad Xumadda Isaaqu Waa Kuwii Ka Caban Jirey Dawladihii Hore laakiin waxaad moodaa in aaney iyaga u muuqanin ama aaney arkin cadaalad xumadooda aan gabashada laheyn,waxaa tusaale ugu filan dadka dega gobolka salal oo ilaa maalintii ilaa maanta la yaaban qabyaalada iyo foolxumada Cadaalad xumada ah ee ay halkan la yimaadeen, waxaan la yaabaa markaan idaacahadooda ka maqlo badhasabka gobolka salal waa inan yar oo uu adeer

DA12D4E8-68B8-4A83-86BB-D15ED4948F4A.jpe

u yahey oo aan masuuliyad iyo maamul midna qaadi karin,oo isaga uuni is daawanaya waxaabay ka dartey xukuumadii siilaanyo,ee iyaduna gobolka salel usoo dirtey nin siilaanyo adeer u yahey oo maamule kastam inta lagu soo qorey hadana maamulkii gobolka ahaa oo wuxuu doono sameeyay.

waxaan qoraalkan usoo qorey markaan ka adkeysan waayey,sida aan dadka deegaankan waxba la isaga tirin,ee loo hor keenay inan yar mar mar baan idhaahdaa waa halkii Xildhibaan Aareeye,e waar raggu maamulka kuma fiicna ee ganacsiga ayay ku ficnaayeene,tolow ma islaamihii la lahaa iyagaa siyaasada u haya dumarkoodaa u haya ma islaanta muuse ayaa yarkan keentey ilayn ninkaa weyni inooma keeneen oo waa maamul yidhaahdeen waa todoba iyo labaatan jir aan sodon gaadhin oo waliba aad moodayso in layidfhi inoo soo shaqee oo lacag raadinya oo aan qarsaneyn hada gobolka dadbaa ku dhibaateysan oo taag daran oo kulanka iyo giriyaadka wadhan isaguna habenkiina jabuuti ayuu tagayaa aroortiina jabuuti ayuu kasoo baxayaa waa yaab oo hadana mayari.

Waxaan kaloon la yaabanahi waar kii horaan ogeyne kana ma jabuuti iyo in uu eryado dadka ciisaha ah ee Qoxootiga ah ayaa loo soo direy maalinba qolo ayuu soo hor cararayaa hala gubo tuulo heblaayo,nabsi biirey ma raago oo ma beydhi yaqaano,e ninkaa jabuuti jooga ee masaakiinta ku taagsanaya iyo qoladan Isaaq ee hor cararaya ee Maalinba Inan yar noo soo diraya midna ka raagi maayo ninka futadiisu u muuqan weyday faruurtiisa ma arko habeen iyo maalin cadaalad daro ayay ka hadlayaan tooda mooyee ta ay dadka ku hayaani uma muuqato

Cawaale Cali Dharaar
Geerisa Somaliland
Email:dharaar2@hotmail.com


Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this