Sign in to follow this  
Deeq A.

Hay’adda Amnesty International Oo Ka Hadashay Dibadbaxyada Ka Socda Dalka Suudaan

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Khartoum)-Ha’yadda Amnesty International waxay sheegtay inay hayso warar lagu kalsoonaan karo oo sheegayo in laamaha ammaanka waddanka Suudaan ay toogteen 37 qof oo ka qeyb qaadanayay dibadbaxyo rabshada wata oo dalkaasi ka qaraxay toddobaadkii lasoo dhaafay.

Ururada shaqaalaha Suudaan waxay sheegeen in maanta ay dibadbaxyo ka dhigi doonaan agagaarka aqalka madaxtooyada ee ku yaalla magaalada Khartuum iyagoona codsanaya inuu iscasilo madaxweyne Cumar Al Bashiir oo dalkaasi ka talinayay ku dhawaad 30 sanno ee ugu dambeeysay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this