Sign in to follow this  
Deeq A.

Chief Caaqil Ka Tirsan Jabhadda Kornayl Caarre Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Ceel-Afweyn, Sheegay In Maamulkii Jabhadda Ay La Wareegtay Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Caaqil Maxamuud Nuux, oo ka mid ahaa Jabhada Kornayl Caarre ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Ceel-Afweyn.

Caaqilku waxa uu sheegay in ujeedka uu ugu biiray Jabhadda ay ahayd in la saxo Tabasho ay ka qabaan Xukuumadda madaxweyne Biixi, balse haatan jabhadda ayuu sheegay in Soomaaliya ku lug leelatay, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this