Sign in to follow this  
Deeq A.

Yaa,Maxaase ka reebay doorashada Puntland Cumar Cabdirashiid Cali sharmaarke?

Recommended Posts

Deeq A.   

Yaa,Maxaase ka reebay doorashada Puntland Cumar Cabdirashiid Cali sharmaarke?

cumar.jpg

Sida ay Xoggo hoose oo warbaahinta loo soo dusiyey tibaxayaan, Cumar Cabdirashiid iyo Imaaraadka shir ay dhawaan ku yeesheen magaalada Dubai ayaa lagu kala dooran siiyey laba midkood; 1 – Halagugu taageero doorashada Puntland, 2 – Ama doorashada 2021-ka Soomaaliya.

Ilo wareedyada la hadlay Warbaahinta  ayaa waxa ay xaqiijiyeen in Cumar Cabdirashiid doortay doorashada Madaxweyne ee Soomaaliya la filayo in ay ka dhacdo 2021-ka, oo booska Puntland loo daayey Cabdiweli Gaas iyo Siciid Deni kii guuleysta.

Siyaasiyiinta ugu cad cad ee qorshaha kowaad iyo Labaad u ah Imaaraadka ee Puntland waa Cabdiweli Gaas iyo Siciid Deni.

lama hubo in taageerada Imaaraadku wax u tari doono Cumar Cabdirashiid, waxaana jirtay in malaayiin dollar oo ay ku bixiyeen sanaddii 2017 ay waxba tari wayday.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this