Sign in to follow this  
Deeq A.

Caadaldarada Ka jirta Wassaraada Arimaha Dibadda Yaa Wax Ka Qabanaya

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxay Ahayd 2008 Xilgaan Kasoo Baxay Jaamacada Una Diyaargaloobay in Aan Galo Nolosha Cusub Waxaan Nasiib uhelay in aan Ka mid Noqdo Shaqaalhi Loo qaatayule Waassarada Arimaha Dibadda .

D3CB76C9-B7D4-4A72-8CDC-8CEE81D0DA6D.png

Nasiib Xumo Se Waxaan Meeshaas Kala kulmay Dad aan Aqoon Sharciga iyo Nidaamka Dawladnimo .
Waxaa Noo Ahayd Aroor Walba Muran Kadib Marka ay Diidaan in loo Galo Wassirka Waasarad A.Dibadu Askariga iyo Xoghantu Ka Masuulyihiin.
Mudo Markaan Usamrayey Ineel Bili Aadan baa ahaye Waxaan Gooansaday In Meesha KATAGO balse Ima Suurgalin .
waxaasa Dhacday in aan Udulqaadanwayey Waxaas Meesha Kadhacayaa Ee Cadalada Darada aha Malintii Danbe Dagaalbaa Dha dhexmaray aniga Iyo Xoghayta Wassirka iyp Askarigi

Kadibna Waa la xidhay .
Agaasimha Abdeeq oo Xiligaas Agaasima Ahaa ayaaisna Been usheegeen Isna Warqad buu Soon Qoray oo leeyahay Waa halagu adkeeyo.
kadibnas
Mudo Ayaan Xidhnaa Xadhigii laiga soon Dayey.
Hadaba Waxaan Utagay Agaasimaha Cusub Ee Wassarada iyo Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha oo Arinayda uganda Waramay iyaguna Waxba way ka Qaban Wayeen.
Hadaba Anigoo Malindhawd Mushahrkii Doonanaya Ayu Askariga Wassaradu iga Celiyey Wassaraada Kadiba Galimaysid yidhi
Hadaba Idinkaan idin Waydiiyee Miyaana Shaqqale ahayn Mise siduu Icelinkaraa anoo Sarkaal aha Mana Haysto Warqad uu iguana Celiyo.

kadib Halkii Buqbaa ka dhashay kadibna Wuu iwanjalay waana ixidhay Askari bu lay dagaalamay buu yidhi
kadibna Mudo ayaan xidhnaa oo Xadhigii Labaad .

Hadaba Madaxda Sharafta Leh Sida Wassirka Wassarad Iyo Wassir ku xigeenka iyo Gudomiyaha Hayada Shaqaalaha Waa In Dagdag Wax uga Qabtaan .
1- Caadaaalad Darada baahsan Ee la igula Kacay Madaxa shaqaalaha iyo Xoghayta Wassirka iyo Agaasimaha Guud ood Moodid in ay Isku Hayb yihiin dhinacna ka ranyihiin Soona Celinayaan Arintii Ceelafwayn
2- Xadhigygaas sharci Darada La igu Xidhay.
3- In aan Ahy Shaqaale La siman Shaqaalaha Kale Xaq iyo Xuquuqba Aan Leeyahay.
4- In arintaydaas Hoos Loo Eego.
ayaan Madaxda Sharfta leh Ka kodsanaya.

Mohamed Ismail Salah (Rajab)
Sarkaal katirsan Wassarada Arimaha Dibada.
0634416899
Rajab03@hotmail.com

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this