Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Dab Ka Kacay Dhisme Ku Yaalla Suuqa Bakaaraha

Recommended Posts

Deeq A.   

Dab geystay khasaare hantiyadeed ayaa maanta ka kacay dhisme ku yaalla Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Qof Goob jooge ah ayaa u sheegay Goobjoog in dabkan uu ka kacay Koronto gurigaa ku jirtay, iyadoo ugu dambeyn lagu guuleystay in la damiyo.

Waxaa gubtay dhammaan agabkii yaallay halka dabka uu ka kacay, iyadoo dabdamisyada Shirkadda Hormuud ku guuleysteen in dabka damiyaan inta aanu usoo gudbin qeybaha hoose ee dhismaha.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/12/GOOBJOOGE-DABKA-BAKAARAHA.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this