Deeq A. Posted December 25, 2018 Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddiga jootataa ah ee Golaha Aqalka Sare ayaa lagu wadaa in maanta kulan ay ku yeeshaan gudaha magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa la sheegay in warbixin looga dhageysan doono guddoomiyaha Golahaasi Cabdi Xaashi C/laahi. Warbixinta ayaa la xariirta Safaradii uu dhawaan guddoomiyuhu ku soo kala bixiyay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose iyo sidoo kale dalka Turkiga. Mudduuyinkii dambe Golaha Aqalka Sare ayaa waday dadaallo xoogan oo lagu dhameynayo tabashada ay qabaan dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Soomaaliya. The post Guddiga joogtada Aqalka Sare Oo kulan ku leh Muqdisho appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites