Sign in to follow this  
Deeq A.

Mid kamid ah gudoomiyaasha Gobolka Banaadir oo shaqadii laga joojiyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamulka gobolka Banaadir ayaa shaqadii ka joojiyay gudoomiyaha degmada Yaaqshid Axmed Xasan Geedoow.

Warqad ka soo baxday Guddoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir ee dhinaca Maaliyada ahna kusimaha guddoomiyaha gobolka Banaadir Xuseen Maxamed Nuur ayaa shaqo joojintaasi loogu sameeyay gudoomiyaha .

Gudoomiyaha degmada Yaaqshiid Geedoow ayaa safar dhanka dibaa ah ugu maqan dalka dibadiisa.

Shaqo joojintaaan lagu sameeyay gudoomiyaha Yaaqshid ayaa la xariirta arimo la xariirta musuq maasuq.

Wali Gudoomiyaha kama hadlin eedeeyntaasi loo jeediyay iyo shaqo joojinta lagu sameeyay.

Dowlada Soomaaliya ayaa wado olole balaaran oo looga hortagayo musuq maasuqa.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Mid kamid ah gudoomiyaasha Gobolka Banaadir oo shaqadii laga joojiyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this