Sign in to follow this  
Deeq A.

“Cabdillaahi Geeljire Maxa Lagu Eryay Ma Aragti Ha Yeelanba “Ex Badhasaab Mustafe Shiine

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-London) Badhasaabkii hore ee Gobolada SOOL, Awdal iyo Maroodi-Jeex Mustafe Cabdi Shiine ayaa sheegay In Siyaasiga Cabdillaahi Cismaan Jaamac (Geeljire) oo kamid ah siyaasiyiinta caanka ah ee Somaliland Xisbiga KULMIYE ku qoonsaday aragtidiisa. Sidaana wuxuu ku sheegay qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa Facebook-ga kaas oo u dhignaa sidan.

6665BFC4-DBB5-42D7-8467-0C39988AD2E6.jpe

“Abdilaahi Geeljire maxaa lagu galay, ma aragti ha yeelanbaa, tolow maxaa laga filaayay kol hadaanu xil xisbi iyo mid xukuumadeed oo uu aragtidiisa ka dhex sheego hadaanu hayn ma wixii kuu muuqda ha ka hadlin baa?
Yaab?.”

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this