Sign in to follow this  
Deeq A.

Prof. Cabdi Cali Oo Ka Hadlay Xilka Qaadistii Xisbiga KULMIYE Ku Sameeyay Iyo Siro Badan Oo Uu Fashiliyay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Prof. Cabdi Cali Jaamac oo ka mid ahaa saddex mas’uul oo maanta xisbiga KULMIYE laga saarey ayaa waxaa uu ka Hadley sida uu u arko in xisbiga laga saaro .

Prof. Cabdi Cali ayaa kashifay in la wado qorshe guDdoomiyaha ku meel gaadh-ka ah ee xisbiga KULMIYE loogu magacaabaayo Md. Axmed Cabdi Dheere oo iminka ah guddoomiye ku xigeenka Labaad, waxaana uu sheegay in la rabo in la dhaho saddexda xisbi ba Garxaajis ayaa gudoomiyayaal ka ah

Sidoo kale Prof. ayaa sheegay in aanu sidaas kaga hadhin doonin in xibsiga KULMIYE laga saaro oo uu maxkamad la gali doono, Gud Axmed Cabdi Dheere-na waxaa uu ku eedeyey in isagu u baahan yahay in la anshax mariyo mar haddii uu Mobile-ku dhuftey guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this