Deeq A. Posted December 24, 2018 Ra’isilwasaaraha Xuukumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Murtida iyo madadaalada ee Muqdisho. Xasan Cali Kheyre ayaa kormeerkiisa ugu guurgalayay qaabka ay u socoto dhismaha iskaa wax u qabsada lagu dhisayo ee Tiyaatarka . Ra’isilwasaaraha ayaa bogaadiyay howlaha qaran ee halkaasi ka socdo isaga oo ku baaqay in la sii labo jibaaro. Qaraxyo qasaare geeystay ayaa dhowaan lagu weeraray meel aan ka fogeeyn xarunta tiyaatarka Muqdisho oo dad badan ay ku dhinteen. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Ra’isilwasaare Kheyre oo Booqday Tiyaatarka appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites