Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle Oo Baaq u Direy Beello Ku Dagaallamaya Hiiraan

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaaha baarlamanka hirshabeelle ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaal beeleed ka taagan xadka goballada hiiraan iyo galgaduud.

Sheekh Cismaan Barre Maxamed Gudoomiyaha golahaas ayaa xusay in dagaalkaas wax faaido ah uusan ugu jirin dhinacyada dagaalamaya islamarkaana muhiim ay tahay in si shuruud la,aan ah loo joojiyo.

Cismaan oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay in waxgaradka ku dhaqan gobolka Hiiraan, gaar ahaan kuwa ku dhow halka lagu dagaallamayo iney kala dhex-galaan beelahan is haya.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/12/GUDOOMIYAHA-HIRSHABELLE.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this