Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Oomaar Oo beeniyay eedeymo loo jeediyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Maxamed C/laahi Salaad Oomaar Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay M/ Muqdisho ayaa beeniyay eedeymo loo jeediyay oo ku aadanaa Musuq-maasuq iyo in uu sameystay shirkad gaar ah.

Wasiir Oomaar ayaa  dacayad ka dhan ah isaga ku tilmaamay eedeymahaasi, waxaana uu xusay in wararkaasi ay baaahiyeen dad Mucaarad ah, sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa meesha ka saaray in uu lee yahay shirkad gaar ah, Ganacsi kale.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/12/oomaar-.mp3

The post Wasiir Oomaar Oo beeniyay eedeymo loo jeediyay appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this