Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaliya: Wasiirka Duulista Hawada Oo Beeniyay In Musuq Maasuq Loo Xidhay .

Recommended Posts

Deeq A.   


(SLT-Muqdisho) Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Oomaar ayaa waxa uu beeniyey warar sheegayey in Xabsiga la dhigay Maanta oo sabti aheyd.

C5EB896A-5BE5-4678-9305-0D58C9DD94EF.png

Wareysi uu bixiyey duhurnimadii ayuu ku beeniyey wararkaasna ay yihiin bey aheyd sida uu warka udhigay,xafiiskiisana uu kusugnaa loona tegi karo warbaahinta xaqiiqda rabta.

Qaar ka mid ah Idaacadaha ku yaalla Magaalada Muqdisho ayaa maanta baahiyey warkaas ah in saaka la xiray Wasiirka oo CID la geeyey.

Waxaa la sheegay in Wasiirka uusan cadeyn Eeda dhawaan laga gudbiyey Ee Cabashada Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this