Deeq A. Posted December 22, 2018 Muqdisho (Caasimada Online)-Qarax xoogan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo dhawaqiisa laga maqlay magaalada Muqdisho. Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxa ka dhacay magaalada Muqdisho. Dhawaqa Qaraxa oo xooganaa ayaa laga maqlay xaafadaha magaalada Muqdisho, waxaana adag in la ogaado halka ay rasmi ahaan qaraxu kaga dhacay. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Qaraxa uu ka dhacay agagaarka Tiyaatarka Qaranka. La soco Goordhow Faahfaahinta Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com Share this post Link to post Share on other sites