Sign in to follow this  
Deeq A.

Wararkii ugu dambeeyay Qaraxa ka dhacay Muqdisho (Sawirro)

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimada Online)-Faahfaahin dheeri ah ayaa kasoo baxaysa qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo khasaaro badan geystay.

Lama xaqiijin ilaa iyo hadda khasaaraha ka dhashay qaraxa oo ka dhacay agagaarka dhismaha Guriga Hooyooyinka, waxaase la arkayay uuro cirka isku shareertay iyo rasaas badan oo dhaceysay.

Qaraxa ayaa rasmi ahaan kaga dhacay goob shaax laga cabo oo ku taalo agagaarka Hooyooyinka.

Burbur xoogan ayuu geystay qaraxa oo aad u xooganaa, waxaana socda dadaalo loogu gurmayo dadka waxyeelada ay soo gaartay.

La soco faahfaahin dheeri ah.

48411154_1877585552364756_89285515487834 48411154_1877585552364756_89285515487834 48418920_1877585609031417_84640641114649 48418920_1877585609031417_84640641114649

1-7.jpg 2-5.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this