Deeq A. Posted December 22, 2018 Muqdisho (Caasimada Online)-Qarax Labaad oo aad u xoogan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana la ogeyn khasaaraha ka dhashay qaraxa. Qaraxa labaad ayaa ka dhacay agagaarka Daljirka Dahsoon, waxaana uu daqiiqado ka dambeeyay qaraxii koowaad ee dhacay. La soco faahfaahinta. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com Share this post Link to post Share on other sites