Deeq A. Posted December 21, 2018 Muqdisho (Sh.M.Network) – Xarakada Al-Shabaab ayaa ic-laamisay dagaal ka dhan ah kooxda Daacish faraceeda Soomaaliya. Afhayeenka Shabaab, Cali Dheere ayaa tilmaamay in la faray dagaalyahanadooda inay cagta mariyaan ISIL garabkeeda wadanka ku sugan. Hadalka ayaa kusoo aadaya xili dhowaan uu iska hor-imaad culus uu ku dhex-maray labadaan kooxood gobolka Bari. Shabaab iyo Daacish ayaa ku loolamaya awooda maamul ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya taasi oo sii xoogeysatay bilooyinkii udambeeyay. The post Al-Shabaab oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Daacish appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites