Sign in to follow this  
Deeq A.

Siyaasiyiin soo dhaweeyay in laga tanaasulay Mooshinka

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Sh.M.Network) – Siyaasiga Axmed Salaad [Aw Aadan] ayaa ka hadlay go’aankii ay Xilldhibaanada Aqalka Hoose uga tanaasuleen Mooshinkii ka dhanka ahaa Madaxwayne Farmaajo.

Hindisaha xilka qaadista Madaxwaynaha oo ay gudbiyeen 94 mudane ayaa waxaa ku dhawaaqay inuu Jabay Gudoomiye Gollaha Shacabka, kaasi oo tibaaxay inay ka noqdeen 14 Xildhibaan oo laga been abuurtay.

Aw Aadan oo hadalkiisa sii wata ayaa shaaca ka qaaday in sharci-dejiyaasha Mooshinka keenay ay dano gaar ah kala lahaayeen, taasi oo carabka ku dhuftay ay ku taageerayeen dowladda shisheeye.

Hoos ka dhageyso codka

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/12/Hoos.mp3

The post Siyaasiyiin soo dhaweeyay in laga tanaasulay Mooshinka appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this