Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Muuse Biixi oo socdaal meeqaam hoose ah ku tagi doona xuduuda Wajaale

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa bari lagu wadaa in uu u socdaalo magaalada Wajaale ee ku taala xuduuda u dhaxaysa Somaliland iyo Itoobiya, wararku waxa ay sheegayaan in ay xuduudka ku kulmi doonaan madaxweyna ismaamulka soomaalida Itoobiya Mustafe Cagjar.

Socdaalkani Muuse Biixi oo dadka siyaasada ka faaloodaa ay ilaa maanta aad uga hadlayeen ayaa sheegaaya in aanay haboonayn in madaxweynahu uu xagaasi ugu tago maamul goboleed waxana ay aad xukumadda Muuse Biixi ugu dhaliilo mid ku fashilantay siyaasadii arimihii dibada

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this