Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Sheegay Inuu Buray Mooshinkii Farmaajo

Recommended Posts

Deeq A.   

bQoraal ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka ee b aarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh ayaa lagu sheegay in xildhibaannadii mooshinka keenay ay ka laabteen, sidaa darteedna uu mooshinkii buray.

Guddoomiyaha ayaa qodobo kala duwan u cuskaday in mooshinka uu buray, waxaa ka mid ahaa: in 14 Xildhibaan ay ka dacwoodeen in aanay saxiixin mooshinka, in aaney jirin maxkamad dastuuri ah iyo maxkamadda sare in aaney booskaas buuxin karin.

Akhriso, Qoraalka:

moo.jpg moo1.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this