Sign in to follow this  
Deeq A.

Mooshinkii laga keenay Madaxwayne Farmaajo oo buray

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Sh.M.Network) – Afhayeenka Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Cabdiraxmaan ayaa ku dhawaaqay inuu buray Hindisaha xilka qaadista ee ka dhanka ahaa Madaxwayne Farmaajo.

War qoraal ah oo uu Gudoomiyuhu soo saarey ayuu ku tilmaamay in tani ay ka dambeysay markii uu wadahadal mirro dhal ah uu la galay Mudanayaasha soojeedinta keenay, kuwaasi oo gaarayey 92.

9-kii bishaan December ayay ahayd markii Sharcidejiyaasha ay sheegeen inay ka gudbiyeen Madaxwaynaha Mooshin xilka qaadis ah, taasi oo uu ka qabtay Gudoomiye Mursal, xili uu ku kala qaybsamay gudoonka Aqalka Hoose.

Hoos ka akhriso warqadda

48372411_2931833557043074_1483478560122339328_n.jpg?_nc_cat=108&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=842e0878c23e657b9d34993443aa85bc&oe=5CD500F8

48967463_2931833583709738_8557038711630462976_n.jpg?_nc_cat=100&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=1bf08fe9a363583749df66b12d628b84&oe=5CD88CA4

The post Mooshinkii laga keenay Madaxwayne Farmaajo oo buray appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this