Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Axmed Baasto oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub Maamulka Koofur Galbeed.

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Madaxweynaha Galmudug ee Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug  ku doorteen Magaalada Cadaado Axmed Baasto ayaa Hambalyo u jeediyay Madaxweynaha Cusub ee Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Lafta Gareen.

Mudane Axmed Baasto ayaa hoosta ka xariiqay in Cabdicasiis Lafta Gareen uu yahay shaqsi samata bixin kara shacabka maamulkaasi Koofur Galbeed.

Sidaas daraadeed ayuu ka dalbaday shacabka deegaanadaasi in ay la shaqeeyaan Madaxweynaha Cusub.

Shalay doorasho ka dhacday Magaalada Baydhabo ayaa waxaa Madaxweyne loogu doortay maamulka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen.

The post Madaxweyne Axmed Baasto oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub Maamulka Koofur Galbeed. appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this