Cawaale Posted May 29, 2010 Xiddiggii hore ee kubadda cagta xulka Qaranka Somaaliya, Maxamed Xuseen Cali Shiikhaalow ayaa maanta ku geeriyooday Magaalada Muqdisho, kadib markiii uu wadnuhu istaagay. Shiikhaalow, wuxuu nin aad u dabci fiican, hamigiisuna uu sareeyo. Shiikhaalow wuxuu ka tirsanaa kooxdii Municipio, Gool hdlaiye caan ah ayuu ahaa, waxaan xasuusta ragga jecel in "shuutka" xoogan ridaan ay isku masaali jireen Shiikhaaloow, maadaama uu ahaa nin aad ugu dheereeyo. Sheekhaalow laacib kaliy ama hayan ee wuxuu aahaa Aabo aad u fiican iyo Muwaadin Soomaaliyeed oo masaal muuqda u eh wadaninimada iyo dad jacaylka. Ilaahay ha u naxariisto Macalin Maxamed Xuseen Cali "Shiikhaalow" BBC VOA Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted May 29, 2010 Marxuumka illaahay ha u naxariisto. 55 years is not that old. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted May 29, 2010 Inna Lillaahi Wa Inna Ileyhi Raajicuun...May Allah s.w have mercy on his soul and may he ease the pain and the sorrow of all his loved ones Insha Allah. Though I've never seen him play, I've heard he was one of the greatest players we've ever produced and he was the best freekick taker in the country. Some say he's never missed a penalty in an official game which is amazing and I heard he was affectionately known by the fans 'Shiikhaalow Iyo Shabaqa'. Once again Ilaahey hau naxariisto marxuumka jannadiina haka waraabiyo dhammaan dadkuu ka tagayna samar iyo iimaan ilaahay haka siiyo Insha Allah. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted May 29, 2010 ilaahay ha u naxaristo, jana fardowsana haka waraabiyo.. Ilaahay eheladiisa iyo qarabadiisana sabar iyo imaan haka siiyo. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cabdow Posted May 29, 2010 Allaha u naxriisto! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted May 29, 2010 Allaha u naxariisto, dadkiisana samir iyo imaan ka siiyo... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted May 30, 2010 Ilaaho u naxariiso... Shiikhaaloo was a good friend of my father and I know many stories of him.... Ilaaho janadii gee... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted May 30, 2010 Come on people...ducada hakala bakhiilina marxuumka...what's wrong my brothers and sisters? Aamiin to all the Du'as Insha Allah. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted May 31, 2010 ^Aamiin to the Du'as. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 31, 2010 Ilaahay ha u naxariisto ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ilka-dahable Posted June 1, 2010 ilhayow u naxariso he was top player Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted June 1, 2010 allaha unaxariisto marxuumka, ehelkiisana samir iyo iimaan insha allah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 2, 2010 Alle ha u naxariisto Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted June 2, 2010 Alla ha u naxariisto. Quote Share this post Link to post Share on other sites