Deeq A. Posted December 19, 2018 Garoowe ( Sh. M. Network )-Wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Tima Cadde ayaa maanta ku dhawaaqay in iska Casilay xilkaasi. Wasiir Tima Cadde oo shir jaraa’ad ku qabtay Garoowe ayaa shaaciyay is Casilaadiisa, waxaana uu sheegay in uu yahay musharrax u tagaan Madaxweyne ku xigeenka Puntland. Dhawaan ayey aheyd markii uu is Casilay Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ahaa Wasiirkii duulista hawada iyo garoomada ee maamulkaasi. Halkan hoose ka dhageyso Codka. http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/12/cod-puntland-wa.mp3 The post Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Oo is Casilay appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites