Deeq A. Posted December 19, 2018 C/llaahi Cali Xirsi Timo-cadde oo ahaa wasiirkii arrimaha gudaha ee Puntland ayaa isaga oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe wuxuu ku dhowaaqay in uu xilkaasi iska casilay. Wasiirka ayaa u mahadceliyey madaxda ugu sarreysa Puntland sida madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa, mana uu sheegay dhibaato uu xilkaasi uga tagey. Arrimo isaga u gaar ah oo aan shaacsaneyn ayuu sheegay wasiir Timo Cadde in uu xilkaasi ku baneeyey. La soco wixii kusoo kordha Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites