Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Hoolka Doorashada Koonfur Galbeed oo Diyaar Ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa saaka la hardhay hoolka doorashada koonfur galbeed Soomaaliya halkaas oo laga wado inay ka dhaco doorasho muran badan dhalisay.

Weriyaha Goobjoog News oo xarunta ku sugan ayaa sheegaya in ammaanka la adkeeyey, isla markaana ay xildhibaannadu bilaabeen inay goobta soo gaaraan.

Murashaxiinta u tartamaya madaxtinnimada Koonfur galbeed waa: Aadan Maxamed Nuur(Saransoor), Xuseen Cusmaan Xuseen, Ibraahim Macalin Nuunow, Cabdi Casis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo  Sayid Axmed Sheekh Daahir.

Doorashada waxaa xoog looga reebay Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur, kaas oo taageero badan ku leh koonfur galbeed.

 

hool1.jpg hool2.jpg hool3.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this