Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Xildhibaan Sheegay In Dowladda Aanay Arrimaha K/galbeed Kala Tashan Xildhibaannada Iyo Wasiirada Halkaasi Kasoo Jeeda

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Maxamuud Macallin Yaxye oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in madaxda ugu sarreysa dalka aysan cidna kala tashan arrimaha K/galbeed, islamarkaana ay doonayaa in sida ay rabaan wax u dhacaan.

Waxa uu sheegay xildhibaanka in aan xildhibaannada kasoo jeeda K/galbeed iyo sidoo kale wasiiradooda aan lagala tashan waxyaabaha haatan ka socda magaalada Baydhabo.

Xildhibaanka ayaa sheegay in adduun iyo aakhiro wax laga weydiin doono wixii ka dhacay magaalada Baydhabo madaxda ugu sarreysa DFS.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/12/XILDHIBAAN-MAXAMUUD-MACALLIN-YAXYE.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this