Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Waxgarad Ka Hadlay Xiisad Ka Taagan Hiiraan

Recommended Posts

Deeq A.   

Nabadoon Maxamed Yacquub Isxaaq ayaa sheegay in ay wadaan dadaallo ku aaddan xiisadda ka oogan degaanno ka tirsan Hiiraan oo u dhaxeeysa laba beel oo walaalo ah.

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Daba Geed ayuu sheegay in ay kala hadleen arrinta soo korortay si uusan dhib uga dhallan.

Waxaa uu ku eedeeyay guddoomiyaha in sidii loo baahnaa uusan u marayn maaraynta xiisaddaasi qabaa’ilka suntan.

HOOS KA DHAGEYSO:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/12/NABADOON-HIIRAAN-18-12-2018.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this