Deeq A. Posted December 18, 2018 Nabadoon Maxamed Yacquub Isxaaq ayaa sheegay in ay wadaan dadaallo ku aaddan xiisadda ka oogan degaanno ka tirsan Hiiraan oo u dhaxeeysa laba beel oo walaalo ah. Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Daba Geed ayuu sheegay in ay kala hadleen arrinta soo korortay si uusan dhib uga dhallan. Waxaa uu ku eedeeyay guddoomiyaha in sidii loo baahnaa uusan u marayn maaraynta xiisaddaasi qabaa’ilka suntan. HOOS KA DHAGEYSO: https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/12/NABADOON-HIIRAAN-18-12-2018.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites