Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 6, 2020 Dowladda dhexe is proven correct by this revealed email between those corrupt individuals. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted March 6, 2020 5 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Dowladda dhexe is proven correct by this revealed email between those corrupt individuals. Good riddance, This Matt was virus, agent, sent to undermine and destroy Somali Gov, and to get more.of.Somali society, he married Somali girl. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted March 7, 2020 It is very strange that a Somali election in a small Somali dusty town (No offence for Baidoa here) is covered by Washington post in favour of former terrorist and killer Mukhtar Robow. According to this spy and the so called monitoring group that was the most newsworthy event in Somalia. That must tell you something. Did they ever mention the sham election in JUbba boycoted by the opposition? I do not think so. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted March 7, 2020 Oday Gooni, Dadka magafuhu ku dhacayo saxaaraha LIbya, iyo wiilasha iyo gabdhaha badaha ku dhimanaya, dadka ugu badani Burco iyo Boorama ayey ka tegeen. Ninkan London casiirka ku cabaya, caynaanka hay ayaa la yidhi oo waa " Gaas dhagoole" . Cid dhimanaysa waxba kama gelin ama Gedo ha joogto ama Gabiley. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted March 7, 2020 2 hours ago, galbeedi said: Oday Gooni, Dadka magafuhu ku dhacayo saxaaraha LIbya, iyo wiilasha iyo gabdhaha badaha ku dhimanaya, dadka ugu badani Burco iyo Boorama ayey ka tegeen. Ninkan London casiirka ku cabaya, caynaanka hay ayaa la yidhi oo waa " Gaas dhagoole" . Cid dhimanaysa waxba kama gelin ama Gedo ha joogto ama Gabiley. Mr. Galbeedi Odweyne wakhti hore bay doodaanu na dhex-martay nin gar qaadashada yaqaan ma'ahan, waxaan u malaynayaa waxa uu cabo inay casiir ka duwan yihiin. Fikirkiisu wuxuu ka bilawdaa, kuna dhamaadaa inuu is bar-bar dhigo beel ama labo goboloo soomaaliyeed. Sodon-sano oo waqooyigu nabad iyo horumar haystay, waxaa ka faa'iido batay sadexda sano oo farmaajo talada hayay oo waliba lugaha lagu dhegan yahay. Lagama yaabo inay kuu markhaati furaan. Ciyaalka cadhadu ku gashay liibiya iyo gabdhaha soomaaliyeed oo ku qaawan ayagoo irmaan oo jeelasha ka buuxa, badankoodu waxay ka yimaadeen burco iyo hargaysa, waana gob aan qarsan waxa ay soo mareen. Hogaanka snm xataa hooyooyinkood umasoo celin karaan ciyaalkaas. Waxay kaala doodayaan reer gedo anagaa ka fiican gabdhahooda xoog baa lagu kufsadaa afrikaan yaa ku neefsada, kuweenuna ayagaa kufsiga doonta oo saxaraha bay noo joogaan ceebna ma'ahan. Hadaad tiraahdo war waan wada lunay ee sida aan isu dhaano waxay ku jawaabayaan... Waa in gaalo nagu dhex jirto markaan wada hadlayno sababtoo ah, labo jamhuuriyadood oo isku darsamay baan ahayn ingiriiska ka dib. Markii gabadha soomaaliyeed ay yurub tagto oo timaha la kala baxdo, gaalna gacanta qabsato waxaa kaliya oo ay daahir ku noqon kartaa inay aqoonsiga raadiso. Beri haduu mid reer koonfura helo codkuu habeenkii ka maqlo yuu subixii ku hadli Gaal gabdho nagu kala jeclaan maayo ee allaha nawada asturo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted March 7, 2020 On 12/19/2018 at 8:44 PM, Duufaan said: Well, that is not gone happen. All these talks about Ethiopia and Eritera is overreaction created by Somalia government oppositions. Baydhabo is good example where they prodicted disaster but election ended peacefull and successfull. In fact much of security was done by Somali forces rather the Ethiopian. Specially Ereteria which does not have a boader with Somalia will not likely have much influence in Somalia politics. Somalia is making slowly improvements. Amison forces will be reduced gradually but will only replaced. Somali forces. The stability is slowly returning in Southern Somalia which closes the doors the need of more foreign forces. The horn reaproachment will stay more empty rethoric. Duufaan, Do you still stand by what you wrote here years ago? There is more Ethiopia and in more places. AMISOM has not reduced from then. Djibouti is now least involved than in any other time in the past 3 decades. Baydaba became worst example of arresting ones local opponent using Ethiopians. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dahireeto Posted March 7, 2020 The guy was an idiot. He should have been fired long time ago. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 21, 2020 The mercenary is back and as usual.wuxuu buunbuuninaayaa his corrupt minions and is against dowlad.Soomaaliyeed awood.leh: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted December 22, 2020 He's brazen. Concerned letter to the international community, no less. He must be a member of the mucaarad, and a Somali, me thinks. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 22, 2020 Dowladda dhexe is investigating this mercenary and his stooges: Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted December 23, 2020 To some extent, his role is taken by Harun Macruuf, works against Somali interests and decimating somali secrets. Must be investigated Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted December 23, 2020 VOA iyo BBC waxaa maamusha wariyaal aad u liita aragtidayda shaqadoodana aan ku filnayn. Laakiin waxaan ku dawoobaa markay dhahaan waan isku daynay inaan xakuumadda federaalka cid ka helno laakiin way noo suurtoobi wayday. waa kalmadda ay ahayd inay is waydiiyaan,,,, maxaa naga khaldan? Quote Share this post Link to post Share on other sites