Sign in to follow this  
Deeq A.

Dagaalo U Dhaxeeya Qowmiyadaha Soomaalida Iyo Oromada Itoobiya Oo Dad Badan Ku Dhinteen Iyo Waftiyo Ka Socda Midowga Yurub Oo Gaadhay Dowlad Deegaanka Soomaalida

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Jigjiga)-Toddobaadyadii la soo dhaafay iskudhacyo u dhaxeeya qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada dalka Itoobiya ayaa waxaa ku dhintay dad badan, kumannaan qof oo kalana waxaa qasab ku noqotay inay guryahooda isaga qaxaan.

Wufuud ka socotay Midowga Yurub ee booqatay gobolka Soomaalida ee dalka Itoobiya halkaas oo ay u kuurgaleen dhibaatada haysata dadka ay colaaduhu barakiciyeen.

Wafdigu waxaa la kulmay Maxamed Fataax oo ah madax xafiiseedka xafiiska ka hortaga iyo xakamaynta musiibooyinka ee Dowlad Deegaanka Soomaalida, waxay ka wadahadleen wafdigaasi xaaladdaa barakacayaasha

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this