Suldaanka Posted December 18, 2018 Hats off to Sucaad Carmiye for destroying the simpletons. Here is the full conference. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted December 19, 2018 Afkaaga caano lagu qabay ; Sucaad cashar lama ilaawaan ah bay u dhigtay Koonfuriyadii. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted December 20, 2018 Xildhibaan Ibbi wuxu kula taliyay Somaliland inay munaafaq ku dhaqmaan oo habeenkiina Mogadishu kuwa jooga hawshooda ka fu'shadaan, maalintii inkiraan. Jawaabta ay Sucaad Carmiye siisay waxay ahayd mid dharbaaxo oo kale ku noqotay. She put him back at his place. Jawaabtii Sucaad Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted December 24, 2018 Dr. Bulxan insha ayu ka riday. Meelsha kuwa Somaliland ka falaagoobay uma iman in ay la doodaan. The man from Sool region came to the table with a very rudimentary point... he said 'Somaliland is not all united in their position, there are unionists". I expected that kind of talk from the streets. Guess what, difference of opinion is natural. Show me any country in the world where there is a uniform agreement. At the end of the day, it is majority wins. I agree with Dr. Bulxan only a total separation is the way forward. I do not even like the idea of an association. There is nothing we can associate with Mogadishu. We rather have that kind of setup with Djibouti. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted December 25, 2018 Prof: Afyare Abdi Elmi nailed it at 51 min. Dr Bulhan proposal is nonsense, it is disguised 100% independent SL, he should have the courage to urge for independent SL state, and don't insult people's intelligent with this nonsense proposal. The girl is making more sense and more logical. It is good to see puppeteer of Hassan Sheikh, Farah Abdulkadir, what has he been upto? And of course as usual, clueless on this issue Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted December 25, 2018 Who the hell adviced our folks like Sucaad Carmiye and Biixi Yoonis to attend this good for nothing talk show? Somalilanders should not trust anything associated with Heritage Institute or any other Koonfurian outfit. And those useless so-called talks should be called off asap. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 28, 2018 Somaliland should send stronger people to these discussions sucaad was awesome the rest I am not that positive about them. Mr bulxan tries to be to poltical correct meesha inu lecture uyimidbaad mooda. This heritage instutr is owned by a guy called caynte who is extreme anti Somaliland. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted December 29, 2018 Hiretage...macnaheeda waxaan u fahmay soo jireen fog ama hido raac aan dhawayn Waxaan filayaa inay maal geliyaan reer galbeedka jabuutina wixii sooryo iyo casho ah ku kabto Dooda waxaad moodaa in loo qabtay dad ingiriis iyo somaali iska dhaleen, boqolkiiba 85 luuqadooda iyo fikirkoodu wuxuu ku cabiran yahay reer galbeed Nasiib darada koowaad oo jirta waxa weeyaan dad dalal kale wax bareen yaa aqoonyahan noo ah oo xalka soomaaliya lawaydiinayaa. Shacabka intiisii kale waa howtul-hamag dabka nuur la dhex istaagi karo u haysta. Erayga muqaddas cuquba wayn baa ka ratib-maysa haddaysan sidii loogu talo galay u adeegsan Hogaamiyaha dooda snm dr.bulxan waa oodweyne, Gabadhuna waa barwaaqo. Waa isku dood siday u dhanyihiin muqadas kaliyaa kuwada duuban. Doodooda waxay ka dhigayaan marka koowaad in hiretage matasho koonfurta. Dr.hadliye iyo c/kariim'na ay snm u hadli karto, maadaama snm u taliso gobalada ay kasoo jeedaan oo aysan doodda qayb ku lahayn. Arrinta kale oo ay iska indho tirayaan waxaa weeye dhabta ama runta koonfurta ka jirta. Waxay ku doodayaan intaysan labada jamhuuriyadood is hor fariisan, bal marka hore koonfurtu labada lugood meel isugu gayso oo haloo wada hadlo labo jamhuuriydood oo ingiriis iyo talyaani muqaddas ka dhigeen. Dad qabiil isu kala ooday oo ay ayagu ka mid yihiin see lugahooda meel isugu gayn karaan oo labo jamhuuriyadood u noqon karaan? waa su'aal aqoonteeda ay kasoo boodeen. Kor halaga bilaabo haloo heshiiyo sida ingiriiska irishka iyo scotland tijaabo ahaan haday shaqaysana xataa jabuuti halagu casuumo. Aragtidayda waxaa xukmanayd in dadkaa walaalaha ah wada casheeyaan waxba kama duwana fadhi ku dirirkii marfashyada yaalay Midka ugu dood liita waan ka ay leeyihiin... hebel xaashi oo ka socda hiretage Wuxuu ku doodaysa in calanka la badelo si snm loo qanciyo, oo aan laga dabo laalaadin dadkaas tashaday. Calanku waa astaan qowmiyad yeelato kan ugu quruxda badan oo aduunka saaran xataa hadday soomaalidu kala tagto wax dambi ah cidna kama gellin. Snm cidna kama daba laalaado sodon sano ku dhawaad baysan koonfurta wax maamula ku darsan cid colaad iyo dhib u gaysatayna aysan jirin Albaabkay istaagaan waxaa loo soo sheegaa inaan la kala aqoon hir shabeele waqooyi galbeed dadkoodana wax la qaybsadaan Waa snm waxa indhaha iska tuuraya koonfurta duco uma hayaan wax wada qabsi ay hurmuud ka noqon karaana ma garanayaan sida loo sameeyo Xoogoodii iyo xoolahoodii waxay ku dhameeyeen aqoonsi noqday dhaan daban-gaale. Quote Share this post Link to post Share on other sites