Saalax Posted December 20, 2018 6 hours ago, gooni said: Suudaan iyo soomaliya farqi aad u wayn baa u dhaxeeya, garaabada iska tufa walaalayaal. Dadka wax aqoonsada xafiiskoodu ma muqdishuu ku yaal? Muxuu yahay wada hadalkaan aad ku waalateen? Haddaad u sheegteen inaad soomaaliya ka xorowdeen 90kii maxay idiin aqoonsan la'yihiin? Walaalayaal waalidda waa la dawayn karaa hagoogta iska qaada oo dadkiina dhinac karaaca. Waan ku qoslay. South Sudan and Sudan were not even the same ethnic group or had the same religion plus South Sudan had oil hence the western interests. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 20, 2018 Ethnicity doesn't make countries U.S coperation and US coperate lawyers by dinka and neur tribes. To get their resources. South Sudan was a done deal by uncle Sam. Even john garange wanted one state but cia took him out. Tigre in Eritrea and Ethiopia are the Same people. Yet the border Abyssinian Italian treaty defines their border clearly. Gooni ama jaahilbukayahay Ethnicity borders iyo mawduuucyadaas. Sabaabto ah he believes Somaliland was part of Italian trusteeship. Waawaali. If you ask koonfurians what are the borders of Somalia they willl say between raascaseer and raaskambooni. Xita geographies garanmayaaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted December 21, 2018 Wada hadalku waa markhaati fur un.!! ee dad afrikaan gumaysto wada hadal loogama baahna!! Waxaan u gartay waa nala fariisteen qudha inuu hadafka snm yahay soo sidaa soo ma'ahan biyo dhacaagu? Suudaan lagama fiirin dhaqaale luuqad iyo waxaan ka bitibitisiinayso Sudaan waxaa laga fiiriyay diinta aqoonsiga ka horna waxaa saxaafadda iyo kaniisadaha loo sheegay inay adoon u yihiin khartuum oo carab muslina Hadafka koowaad oo aqoonsiga keenay waa kaas awoowe. Snm waxay ku dooday inay ahaayeen sidoo kale adoon la gumaysto xoriyaddeedana ku keentay qori caaradiis balse ay wali yihiin muslin sax ah si loo aqoonsado Ilaahay amarkii marnaba marqaanku ma tusin in taariikhdeena caalamku naga badiyo. Wada hadalka aad doonaysaan hadduu noocaas yahay jaadkiina iska cuna awoowe gaaladana u sheega inaysan aqoonsigiina ku xirin meel afrikaan gumaysto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 21, 2018 Gooni inad isyeelyeelysid ama inay aqoondarradu kadhabtahay baan garanlayahay.. horta waxa muhìim ah inad ogaatiid hadafka at qarbiiyintu the west kalayeeihin sudaan and south Sudan. Waxay ahayd shiidaal iyo kheyraadka dabiiciga. Diin iyo luqad iyo waxaas oo dhani wa secondary splm labbajeer bay dagaalgashay in the 60s and 80s in the 1980s ayey tageero badankaheshay waddamobadan 2005 Nairobi maraykan baa miiska soofadhiistay Oo hawsha dhamyey dowladi Bush ,oo qawmiyad nimo sidu Oodweyne kusheegey Germanic tribes are many Austria deutchland the Dutch the upper Germanic languages in Denmark. Anaga lanama gumeysan wala saancadaale wala tumaal talyaani ah. Somalilands protectorate bay ahayd. 1960 isku biiriid be dhacday deeedna lasonoqosho gobonimadi iyo qarannamiadi ba dhacday xuduudunawa the Anglo Italian border. Anaaga wala kniisad catoolig bajiray wala baadari. Wala anzelooti iyo benituo mussuulini. Inagu waynu so kala adkaanay adiga iyo adeerka afweyne Daniel arap moy bay magangalyo weydiisteen deedna wuu diiday nijeriya ayu u qaxay inagu kala adag. Maantana yuweri muusafanin ama inankayare eeh gaalamadowda eeh axmed abiye baad marba tidhahadan hebel noosoqabo sida roobow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted December 22, 2018 lubnaan nigeria kosovo lubnaan waa dad faransiisku dastuur u sameeyay kuna heshiiyay in gaalku madaxweyne noqdo siiba maaroonigga suniguna wasiirka kowaad shiicaduna baarlamaan Waa dal aad u yar mana qaybsami karo nigeria waa dad ku heshiiya awood qaybsi iskuna maamula maysan dhicin in gaaladu xoriyad waydiisato muslinka umana dagaalamin Kosovo waa meel reer galbeedku ku qayilaan muslin iyo gaalna isku si usoo dhaweeyaan. Soomaaliya gumaystihii wuxuu kasoo reebay hangoolkaas yar ee badda ku teedsan waana hantiyi waynay waa caqli xumo in snm aaminto in inta beeshoodu maamusho, yaa dahabka soomaliya laga helaa laguna aqoonsan doonaa aakhirka ayagoo iska qayilaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted December 23, 2018 This is probably the most difficult period for Somaliland as far as diplomatic outreach/recognition is concerned? I don't think Somaliland ever experienced this before. The Horn is changing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 23, 2018 Holac the political order in Addis Ababa changed and abiye axmed and qeero and jawar did a good campaign he made peace with afewerqi. That is the only thing that has changed what complicated The situation is the Saudi khaleeji involvement in the conflict in terms of money and finances. Now what does that mean for Somaliland foreign policy in terms of Ethiopia. Our diplomatic office is still in Addis Ababa The bole road led by Axmed cigaal led by a senior Somaliland diplomat who was our ambassador in China during ina rayaales reign. Cheeseman and abiye and afewerqi meeting in gonder in Addis Ababa has zero affect on Somaliland. Because we never had any relations with The koonfurians for almost 30 years. The last time a Somaliland leader saw afewerqi was if I am correct during the south sudanese independence ceremony back in 2011. Somaliland relationships with Kenya is improving allot baashe is in Kenya and Kenya will be engaging with Somaliland on allot of key issues . Mps from Kenya have arrived in hargeysa few days ago. Somaliland has a bright future. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted December 24, 2018 Safiirkeena shiinaha yaa cod muuqaala laga hayaa asagoo sii galaya aqalka shiinaha Dr.baashana, iminkuu ku mashquulsan yahay sidii qaadka miirawga ah loo gayn lahaa hargaysa Xafladdii caleema saarka ee south sudan yaa madaxweynaheena laga casuumay madax afrikaana oo badana, wuu kala hadlay qadiyadda gooni u istaagga waxayna noo ballan qaadeen in xaflad kasta oo caleemo saara lagu casuumi doono. Walaalayaal marqaanka hadduu saa'id noqdo dadka fiyow waa idinka cararayaan, ugu yaraan khiyaalka nus nus ka dhiga si ay maaweeladu usii socoto Sodon sano koonfur shaqo iskuma lahayn waa sax Aqoonsi ma hayno waa sax Nabad fiican baan haysanaa allaha noo siyaado waa sax Itoobiyo uma baahnin hadana waan ka seexan la'nahay jaceelkeeda waa sax Ingiriiskii arinteenii dib buu u dhigay intay yurub kala baxayaan waa maaweelo Marqaanka xad u yeela mudabayaal aqoonsigu waa nimco alle bixiyo wuuna idin siiyay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 24, 2018 Itooobiy Marna idinka u yeedha oo yidhaha soo gala Marna idinka yidha wano cadow. Marna tigre reerxamasien ayaad jeclatan marna tigre adwa. Mar gaalamadow baad u qushuucdan. Gen gabre idinka tageereye. Marba ki idin yimada waxed is tidhahadan xiiniyhisa anu ku meelmarno. Ileen wala ga itaal roonyahay eh. Bal axmed abiye iyo aferwerqi wax ha idin taran. Ama ugaandhees ama Burundi iyo sanweynti. Meyd maxa u dambeya kalasi sido. Qalbidhagax oo ad isku reer Tihin ayaad gacanta u gelisay abiye Axmed deedna intu idin bah dilay Ayu sii daaayey ileen aw kiiraaale bila damiir baad tahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted December 25, 2018 الشهادة ورقه تثبت انك متعلم لكنها لا تثبت ابدا انك تفهم Waa xikmad aad u qiimo badan qofkii sameeyayna asiibay. Xaqiiqda qofka khusayso yaa la doonayaa inuu ku gar qaato, it is not trolling. Safiirku wuxuu ka dambeeyaa markii aqoonsi yimaado ka dibna wuxuu matalaa dalkiisa asagoo sharaf iyo karaamo looga gudoomo waraaqihiisa danjiro-nimo Balse hadii aad qof badeecad ama ganacsi u doontay oo ku dhoofay basaboor somali ah aad ku sheegtaan safiirka snm waa torolling sax ah iyo qar iska tuur Erayga ina gumeed igama xanaajiyo wakhtiga la joogo, beri aan ka xanaaqi lahaa way isoo martay. Soomaalida oo dhan aduunka kale waxaa looga yaqaan ilmo-gumeed. Haddii aad dariishad gaal iyo muslin istaagto oo aad tiraahdo aniga iyo caruurta iyo xaaskii yaa isku kor bakhtiyayna ha la caawiyo, soo ina gumeed ma tihid? Awoowe qiso yar yaan kuu sheegayaa Anigu qurbo joogtaan ka mid hay beri aan dhoofay meel laga shaaheeyo agteeda yaa waxaa soo fariistay nin kabo-tole ah, kamana fogayn meeshaan fadhiyay Wuxuu jawaan ama jooyad kalasoo baxay qalabkii lagu mudi jiray kabaha sida mudac, dubbe yar iyo dun uu ka diirayay taayar baabuur oo dhamaaday. Xoogaa yar ka dib asagoo shaqadiisii isu diyaarinaya yaa waxaa u yimid wiil yar oo uu dhalay sidaan filayo, wiilka waxaan ku qiyaasay ilaa toban jir Wuxuu gacanta ku wataa jeeg yar oo kuwa caanaha lagu shubto ah, wuxuu yiri aabe hooyo caanay iisoo dirtay. Odaygii si deggan buu ugu sheegay wiilkii aabe haddaan soo fariistay meesha walina waxba imasoo geline orod oo iisoo jiiree inta jeegga meesha iska dhigtid....iska tag wiilkii Isla markiiba gabar kab laalaadinaysa yaa u timid adeer ii fiiri kabtaan,,, intee? waa intaa... haye. Mid kale sidii oo kale, hadhaw yaa wiilkii soo noqday asagoo neef tuuraya oo soo ciyaaray wuxuu isugu dhiibay jeeggii caanaha iyo lacagtii Anigu shakhsi ahaan in kastoon waligay qaxooti noqon gacanna aanan xafiis sadaqo bixiya u taagan waxaan ninkaas ka bartay dhawr arimood oo macno fiican Tan koowaad arsaaqadda alle bixiyo inay kuu imaan karto xataa haddaad geed hoos fariisato Labo inay farsamadu tahay waxaad ku noolaan karto oo kugu fillan kaana korin karta gacan hoorsi Sadex in soomaalida laandheeraha sheegta "gun" yihiin oo ay sadaqo gaalna gobonimo u yaqaanaan qofkii shaqaystana "gun" u yaqaanaan. Awoowayaal xaqiiqdu waxaa weeyaan safiir, madaxweyne, qarran, intaasba waad ka been sheegteen. Quote Share this post Link to post Share on other sites