Deeq A. Posted December 17, 2018 Muqdisho ( Sh. M. Network )-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Maxamed Cali (Amar Dambe) oo xalay Warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa beeniyay wararka sheegaya in uu Is Casilayo. Wasiir Amar Dambe ayaa dacayad iyo waxba kama jiraan ku tilmaamay wararkaasi oo saacadihii la soo dhaafay ay bulshadu isla dhexmareysay. Waxaana uu tilmaamay in ay ka go’an tahay in uu u sii shaqeeyo Shacabka iyo Qaranka Soomaaliyeed. Shalay ayey aheyd markii uu is Casilay wasiirkii Howlaha Guud ee Soomaaliya Mudane C/fitaax Ibraahim Geesey. Halkan hoose ka dhageyso Codka. http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/12/Xasan-1.mp3 The post Wasiirka Gaashaandhigga XFS Oo beeniyay in uu Is Casilayo appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites