Sign in to follow this  
Deeq A.

Raysal Wasaare Ku-xigeenka Soomaliya Oo Sheegay In Aanay Somaliland Lahayn Qorshe Ay Itoobiya Kula Macaamilaan.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho) Raysal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Guuleed, ayaa nasiib-darro ku tilmaamay dhaqaalaha Faraha badan ee Somaliland kaga baxa Qaadka Ethiopia.

13649E68-9BC5-43E8-A350-8C14C28A97F3.jpe

Guuleed, ayaa sheegay in gobolada Waqooyi oo uu ula jeedo Somaliland aanay lahayn wax qorshe ah oo ay kaga bedelato Ethiopia dhaqaalaha Kaashka cadaanka  ah ee ay Qaadka ku iibsato. Somaliland iyo Ethiopia ayaa wadaaga xad dheer waxaana ka dhaxeeya xidhiidh ganacsi.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this