Deeq A. Posted December 15, 2018 (SLT-Washington)waa ayaan daro in labada nin ee dhaxalsugayaasha ee wadamada imaradka iyo sacudi carabaya ay caayaan oo weliba ay ku sheegaan xildhibaanda maraykanka ah ilhaan cumar ineey tahay adoon una baahan tahay ushii lagu garaaci lahaa. dhaxalsugaya kawaanlaha ah ee sacuudiga wuxuu yiri aabeheed waa soomali hooyadeeda waa xutiyiinta yaman waxeeyna ku kortay yaman waana argagaxiso kuwaas caqligoodii waa kuwaas waxaa laga sugayaa ineey dal maamulaal waxeeyba ka careeysan yihiin xijaabka gabadha somaliyeed wodota waxaa la yaab leh aaway kuwii doowlad mucaaradi jiray oo xildhibaan ahaa kolba raga idin wota ee sacuudi iyo imaaraadka waa kuwaas caqligooda ee isla yaab dowladna la shaqeeya Source Share this post Link to post Share on other sites