Barwaaqo Posted December 15, 2018 At 03:40 minutes into the clip Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted December 15, 2018 Markaa dawlada ayaa la maal gelinaysa Mujaahid Caare? where is Saalax? Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted December 16, 2018 Wax khalad ah kuma jirto aragtidayda, inuu haddii xoog waayo xeelad lala yimaado ama dhaqaale ha isticmaalo ama wacyi gellin ha sameeyo hadafka ugu dambeeyaa waa in la helaa dal soomaaliyeed oo xuduudkiisa iyo calankiisu mid yahay Isku day kastaa, guul iyo fashilba way ka dambeeyaan kama horeeyaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted December 16, 2018 What a waste of money!!! By the time Mr Cheese is booted out of the Bantu bunker, he will have spent well over hundred million dollars and years of effort to undermine Somaliland but will have absolutely nothing to show for it. By the looks of it he hasn't moved Somaliland an inch. I guess if president Muuse Biixi retaliates with a fraction of that money, Mr Cheese will require many more battalions of Bantu mercenaries and EU funded armoured vehicles to go to his toilet 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted December 17, 2018 Warkaan marka ugu horaysa iska hubiya, hanfadonimo yaysan idin qaadin, walaalayaal. Marka xigta haddii ayba dhacdo inuu dhaqaalo bixiyay waa tan waqoyi galbeed xaqa ugu lahayd jamhuuriyadda federaalka, si wax looga qabto abaaraha nabaad guurka gudniinka fircooniga ah iyo tahriibka dhalin yaradeenii la haray. Mucaaradka koonfurta waxba lagama dhagaysto waa "Ri"madaxa dhari kula jirta, makala garanayaan meel dalku u socdo iyo waxa mucaarad wadaniyad leh macnihiisu yahay. Waxa laysku hayo waa dhul soomaaliyeed oo xor ah taako ka mida waa ka qiimo badan yahay malyan qof, sababtoo ah dadku wuu dhashaa oo is dhalaa, lakiin dhulku ma dhasho ismana dhalo. Adcaf al iimaan waa inuu farmaajo wax un isku dayaa wax badana wuu qaybtay runtiina waa daacad,sida la sheegayna daacadda baasto miirkaa biyo u celin kara. Snm waa naf la caari dhagaxa iyo xunbadana way kala garan la'yihiin. Waxay dantu ku khasabtay inay odoyaasha oromada u ergoodaan si ay ugala hadlaan abey ahmed, bal inuu mar kaliya neefta ku dhaggan kasoo saaro ama casuumaad ha noqoto ama qof xafiiskii tigreegu ka guuray fariista ha usoo diro. Snm caqligii waxaa ka qaaday qaadka hareerigaa marnaba xisaabtooda kuma jirto in oromadu soomaalida u taqaan hal qabiil,xasuuqooduna xaq yahay Shalay bay shayd markay laynayeen mooyaale ka hor dadka waqooyiga kasoo jeeda, umusha xataa way ka dhakhso badan yihiin aragtidayda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 17, 2018 Gooni x abashida iyo gaalamadowda wa wax idinku wadatan anaga dhulkayagamajoogaan ciidankooda ma isticmaalno. Xuduud banaga dhexeysa layidha the Somaliland Abyssinian border fitmokkajahan jajaanka eeh aad nahorwadiid wa ximaar farihisa kala aqoon tigray afewerqi waka u raxlayna isagu jabuuti dhulkaahaysto Somali iyo waxna waka sheekeeynaya wa munafaq. Bal weynu eegi halku idingeeeyo ninkan taaniga ugaandheeska ku xaraysan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted December 18, 2018 Xaji Madaxweyne noocee ah yaad koonfurta la doonaysaan aragtidaada,bal sifooyinkiisa mid iyo labo ma noo sheegi kartaa adigoo mahadsan? Quote Share this post Link to post Share on other sites