Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso War-saxaafadeedka: Goobjoog Oo Somaliland Ka Dalbatay Sii-deynta Weriyaheeda Ku Xidhan Burco

Recommended Posts

Deeq A.   

Warbaahinta Goobjoog Media Group ayaa qoraal ay ka soo saartay xariga weriyaga Goobjoog TV ee Burco Xasan Xandulle ku sheegtay in ay ka wal-walsantahay xaaladda weriyaha iyada oo ugu baaqday Somaliland iney si degdeg ah oo shuruud la’aan ah  u sii-deyso.

goob.png

 

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this