Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso:-XFS Oo war ka soo saartay Amniga Baydhabo

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Wasaaradda amniga Soomaaliya ayaa war Saxaafadeed ka soo saartay xaaladda amniga magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Warka ka soo baxay Wasaaradda amniga gudaha ayaa loogu baaqay Dhammaan shacabka K/ Galbeed in ay ka shaqeeyaan xasiloonida amniga ee magaaladaasi.

Tan iyo markii Khamiistii la soo dhaafay laga soo xiray Baydhabo Sheekh Mukhtaar Roobow waxaa magaaladaasi ka taagnaa rabshado ka dhashay xariga Musharraxaasi.

Halkan hoose ka Akhriso:-

20181214_195933-696x990.jpg

The post Akhriso:-XFS Oo war ka soo saartay Amniga Baydhabo appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this