Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Maraykanka Oo Lagu Eedeeyay Inuu Maalgalinaayo Qorshe Lagu Kharajinaayo Madaxweyne Caan Ah .

Recommended Posts

Deeq A.   


(SLT-Washington)Madaxweynaha dalka Venezuela Nicolás Maduro ayaa ku eedeeyay dhigiisa Mareykanka inay qorsheynayso inay isaga dilaan si xukuumaddiisa meesha looga saaro.

0CE41E27-BB10-4B38-A89C-D76C6D391574.jpe

Wuxuu weriyeyaasha u sheegay in la taliyaha arrimaha ammaanka dowladda Mareykanka, John Bolton uu isagu qorsheynayay dilkiisa balse ma uusan sheegin wax caddeyn ah oo arrintaasi ku saleysan.

“John Bolton ayaa loo xil saaray qorshaha la iigu dilo rabo, ciidammo shisheeye ayay dalka keeneen” ayuu yiri Maduro.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Nicholas Maduro uu yahay kaligii talis, wuxuuna ku soo rogay cunaqabatayn.

Toddobaadkan Mareykanka ayaa dhaleeceeyay booqasho ay ku tageen dalka Venezuela khaburo Ruush ah oo dhanka bambaanooyinka qaabilsan

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this