Sign in to follow this  
Deeq A.

Siyaasiyiin iyo Xilldhibaano horey oo ka hadlay Mooshinka MD Farmaajo

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Sh.M.Network) – Siyaasiyiintaan iyo Mudanayashaan hore oo ka qaybgalayay Barnaamijka Maxaa ka run ah wixii la sheegay ee idaacadda Shabelle ayaa ku kala aragti duwaanaday Mooshinka.

Ugu horeyntii, waxay tilmaameen in Xilldhibaanadda ay xaq u leeyihiin inay Hindisa xilka qaadis ay ka gudbiyaan Madaxwaynaha.

Balse, waxay carabka ku dhufteen in loo baahan in la marsiiyo habraaca saxda ah, xili ay tibaaxeen in Mooshinada ay kamid yihiin waxyaabaha dib udhaca ku keenay horumarka uu wadanka ku talaabsanayo.

Hoos ka dhegeyso warka oo Cod ah

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/12/Mahd.mp3

The post Siyaasiyiin iyo Xilldhibaano horey oo ka hadlay Mooshinka MD Farmaajo appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this