Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiyaha Aqalka Sare oo u ambabaxay Turkiga

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Sh.M.Network) – Afhayeenka Aqalka Sarre ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa u amabaabxay wadanka Turkiga.

Gudoomiye Cabdi Xaashi oo ay wehliyaan Senator-o Gollaha ka tirsan ayaa waxaa ay ka qaybgali doonan shirka Baarlamaanadda caaalamka oo maalmaha soo socda ka qabsoomaya halkaasi.

Wafdiga ayaa lagu wadaa in mudada inay ku sugan yihiin Turkiga in ay kulamo layeeshaan dhigooda dalkaasi.

Kulamadda ayaa la sheegayaa inay yihiin kuwa lagu xoojin doonaa xiriirka udhaxeeya Baarlamaanadda labadda dowladood.

The post Gudoomiyaha Aqalka Sare oo u ambabaxay Turkiga appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this